R/W; Rooble oo kulan la yeeshay xubno ka tirsan Bulshada Rayidka

0
355

 

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay xubno ka socday ururrada Bulshada Rayidka ah oo uu ka dhageystay tallooyin ku aaddan sidii doorashadu u noqon lahayd mid ku dhacda jawi nabdoon oo daahfuran.

Ra;iisul Wasaare Rooble aya u mahadceliyay xubnaha ka socday bulshada rayidka wuxuna soo dhaweeyay talo soo geedintooda oo aheyd in Doorashada Dalka ka dhaceyso ay noqoto mid lagu wada kalsoon yahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here