Madaxweyne Guudlaawe oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Hir-Shabeelle

0
32

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa markii ugu horeeysay waxaa uu Magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Maamulka Hirshabeelle, iyada oo maamulkaas uusan laheyn Ciidamo daraawiish u gaar ah.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilka Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Hir-Shabeelle loogu Magacaabay G/Sare Cali Idiris Cusmaan, iyada oo xilkaas laga qaaday Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here