Kenya oo Sheegtay Inaysan Aqoonsan Doonin Xukunka Kiiska Dacwada Badda ee ICJ

0
306

Kenya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin xukunka Kiiska Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee la filayo in maalmo kaddib lagu dhawaaqo.Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arrimaha  dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin xukunka kiiska badda ee hadda ka dhanka ah Soomaaliya.

Kenya ayaa sheegtay in maxkamaddu aysan lahayn awood ay ku go’aamiso muranka ayna si cad ugu eexatay Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here