Soomaaliya oo laga qaaday cunaqabataynta hubka oo saarneyd in ka badan 30 sano

0
64

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, codeyn loo qaaday ayaa 14 xubnood oo ka mid ah 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa u codeeyay. Cunaqabataynta ayaa dalkeena la saaray kadib dagaalkii sokeeyey uu bilowday bishii Janaayo 1992.

Madaxda dalka soo maray ayaa olole badan ugu jiray in dalka laga qaado cunaqabataynta hubka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here