SAWIIRO:-Xaflad Mahadcelin iyo Soo Dhaweyn loogu Sameeyey Ergayga Gaarka ah ee Ururka EAC

0
74

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay xafladd mahadcelin iyo soo dhoweyn loogu muujinayay Ergayga Gaarka ah ee u qaalbilsan Madaxwaynaha JFS EAC( Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha bariga afrika) Mudane Abdisalaan Omar Hadliye oo door wayn ka qaatay ku biirista Soomaaliya EAC una taagana ka Miro dhalinta Hadafka Madaxwaynaha JFS Prof Hassan Sh Mohamud

Xafladdaas oo ahayd Casho sharaf waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah Wasiirada, Xildhibaanada, Haweenka iyo dhalinyarada magaalada Muqdisho.

Dhamaan ka Soo qayb galayaasha Xaflada Waxaa loogu mahadceliyay halyay Mudane Abdisalaan Omar Hadliye doorkiisa shariifka uu ka qaatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here