SAWIRRO:- Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Muqdisho kulan kula qaatay Xildhibaanadda Labada Gole ee Deegaan Doorashooduna ay tahay Galmudug

0
35

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta Magalaada Muqdisho kula kulmay Xildhibaannada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay Maamulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa xildhibaannada uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka, isagoo ka codsaday meelmarinta qodobbadii kasoo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran.

Ugu dambeyn kulanka ayaa kusoo dhammaaday isfahan guud, iyadoo xildhibaannadu ay soo dhaweeyeen codsiga Madaxweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here