Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Dalka Turkiga.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qeybgalaya Caleemasaarka Madaxweynaha Dalka Turkiga ee la Doortay
Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxaa ka dhexeeye xiriir soojireen ah oo ku dhisan iskaashi dhinacyada horumarka, ammaanka iyo dhaqaalaha.


