Bashiir Goobe oo maanta loo dhaariyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud

0
44

 

 

 

Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta la dhaariyey.

Munaasabadda Dhaarintiisa waxaa ka soo qeybgalay guddomiye kuxigeenka 1aad Iyo guddomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Barlamaanks Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaano, Wasiiro iyo Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here