Soomaaliya iyo Thailand oo kawada hadlay Xoojinta xiriirka labada Dal

0
57

 

 

 

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur Tarsan, ayaa la kulmay danjiraha Thailand u fadhiya dalka Kenya H.E. Sasirit Tangulrat.

Labada safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal oo ay ku jiraan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka iyo waxbarashada.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here