Galmudug oo shaqada ka cayrisay Mas’uul taageeray Ahlusunna

0
528

Wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug ayaa  ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman “Geedaqorow”ayaa xilkii looga qaaday gudoomiye kuxigeenkii deegaanka Mareergur ee Galmudug.

Masuulkaan xilka laga qaaday ayaa Horay u sheegay inuu ku biiray Garabka Ahlusunna waljameeca ee dhawaan la wareegay Deegaano ka Tirsan Galmudug.

Gudoomiye kuxigeenkii deegaanka Mareergur ee Galmudug xilkana laga qaaday ayaa lagu magacaabaa Cabudllahi Cali xalane waxuuna dhawaan ku biiray Ahlusuna waljameeca.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here