Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay Guddiga Doorashada Beelaha Banaadiriga

0
45

 

 

 

-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga oo uu kala hadlay arrimaha doorashooyinka iyo u diyaar garowga qabashada doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Beelaha Banaadiriga.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u ballan qaaday Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga in uu ka taageerayo sidii ay howshooda u gudan lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here