AMISOM oo sheegtay in ay iskood kaga baxeen Deegaanka Marin Gubaay

0
52

 

Ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay in ciidamadooda ka socda Uganda ay isaga baxeen saldhigga deegaanka Marin Gubaay ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxay sheegtay in sababta ay uga baxeen ay tahay aag beddelasho ciidan.

Al-Shabaab ayaa goor sii horreysay sheegtay iney la wareegeen saldhiggan.

Saldhigan ayaan u jira 40km magaalada Baraawe, oo katirsa gobolka Shabeelada Hoose.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here