Turkiga oo Shaaciyay Inuu Ku Guuleystay Tijaabinta Gantaalo Cusub

0
63

 

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa shaciyey inay Milliteriga Turkiga ku guuleysteen  Tijaabadii u dambaysay ee Gantaalka ATMACA ee Lidka Maraakiibta. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu Mdaxweyne Erdogan ku sheegy in Gantalkaasi oo lagu farsameeyey gudaha Turkiga uu duqeeyey Markab bar-tilmaameed ahaa, ka hor inta uusan hawlgelin Gantalkaasi.

Mashruuca Gantaalka ATMACO waxa la doonayaa in lagu bedelo Gantaalka lagu farsmeeyey Maraykanka ee HARPOON.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here