Taliyaha booliska oo la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh “SAWIRRO”

0
333

 

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar oo ay weheliyaan Taliye ku-xigeenka iyo Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii Hore Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud.

Kulanka ayaa waxaa lagaga wada hadlay qorshaha sugidda amniga Musharaxiinta ee xilliga doorashooyinka.

Madaxweyne xasan sheikh aya taliska ciidanka booliska soomaaliya kula dardaarmay in mar walbo ay noqdaan astaan qaran aysan ku milmin arimaha siyaasada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here