Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobalka SH/Dhexe oo Kulan Layeelatay Dhalinyarada Gobalka + SAWIRRO

0
49

Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobalka Shabeelaha Dhexe yaa Kulan Layeeshay Dhalinyarada Kunool Gobalka Shableelaha Dhexe Kaa oo Looga Hadlayay Sidii Dhalinyarada Ay Qeyb uga Noqon lahaayeen Iskuxerka Dhalinyarada Gobalka iyo sida ay uga qeyb qaadan lahaayeen Wacyigilinta bulshada Kaqeyb Qaadashada Hormarada Gobalka sida Aminiga Wax soo saaarka Beeraha iyo Waxbrashada

Fartuun Aadan Xeefow Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobalka Shabeelaha Dhexe Ayaa Dhalinyarada Uga Mahadcelisay Sida Ay Uga Qeybqaateen U Adeegida  Bulshada Kudhaqan Gobalka oo Dhinac Walba leh iyo Kaalinta Ay Kaqaateen Dadaalada Hormarineed ee Kasocda Gobalka Shabeelaha Dhexe sida Bilic soo celinta Waxbarashada Caafimaadka iyo Amniga

Godooomiye Fatuun Aadan xeefow Ayaa Sidoo kale Waxa Ay Sheegtay in Kulankan uu Yahay Mid Hordhac Ah Islamarkaana Kulamada Kale Ay Kuqaban doonto oo ay Tagi Doonto Degmooyinka Gobalka Shabeelaha Dhexe

Ugu Dambeyn Gudoomiyaha Aya Dhalinyarada Kula dardaarantay in aanan Loo Adeegsan Hurinta Colaadaha Sida Dagaal Beeleedyada Kadhaca Gobalka iyo Falalka Amnidarada Ah oo Ay Ugu Horeyso Duminta Dowlad nimada

Kulanka Ay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobalka Shabeelaha Dhexe Fartuun Aadan Xeefow Kula Qaadatay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeele Ayaa Kusoo Idlaaday is Afgarad Wanaagsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here