Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo kulan la qaatay guddiyada Doorashooyinka

0
336

 

 

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan afur ah la yeeshay madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad goboleed iyo Guddiga Khilaafaadka.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka ayaa uga mahadceliyay dedaalkii dheeraa ee ay muujiyeen muddadii 6da bilood ahayd ee ay shaqaynayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here