Maraykanka oo Safiir Cusub usoo Magacaabay Soomaaliya

0
308

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry André, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu ahaa safiirki Maraykanka ufadhiyay Djabuuti Tan iyo Sanadkii 2017-dii.
warar hoose oo la helay ayaa sheegaya in Maraykanku uu beddalay Safiirkii horay ugu magacaawnaa Soomaaliya, waxaana sidasi shaaciyay saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here