Madaxweynaha Hirshabeele oo Kahadlay Qaraxii Kadhacay Wadad Xeriirisa Balcad iyo Jowhar

0
359

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Ayaa Katacsiyadeeyay Xasuuqii Maanta Kadhacay Wadada Xeriirisa Balcad iyo Jowhar oo Ay Kudhinteen Dhowr iyo Labatan Quo o Shacab Ahaa Islamarkaana Saarnaa Gaari Caasi Ah oo Maryay Wadada iyadoona Miiino Ku aasneyd Wada uu Dulmaray Gaariga Taa oo Sababtay Dhimashada Dad Kor udhaafaya 17 Qof oo shab Ahaa

War Qoraal Ah oo Lasoo Dhigay Barta Facebook Ayaa Madaxweyne Cali Guudlaawe Sidan ugu tacsiyadeeyay Qoysaskii Qaraabadi Saaaxibadii iyo Dhaman umada Soomaaliyed Gaar ahaana Shacabka Reer Hirshabeeele inuu Naxariista Janno Kawaarbiyo Dadkii Kushahiiday Musiibadaasi manta Kadhacday Wadada Xeriirisa Balcad iyo Jowhar isagoona Dadkii Kudhawaacmay Rabbi uga Baryay inuu Caafimaad Deg Deg ah uusiiyo

 

‘’Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay falkii bahalnimada ahaa ee kooxda argagixisada alshabab ku xasuuqeen Shacab Soomaaliyeed oo ku safrayay wadada xiriirisa Magaalooyinka Balcad iyo Jowhar.

Madaxweynaha ayaa tacsi u diray dhamaan qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen Marxuumiintaas isagoo amray hay’addaha Amniga ee Dowlada ay talaab ka qaadaan kooxaha Argagixisada ee u taagan xasuuqa Shacabka.

Ugu dambeyn Madxaweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay Shacabkii ku dhintay Wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo, Ehelada, Asxaabta iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxeena uu Samir iyo Iimaan Eebbe ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here