Dhimashada Qaraxii Kadhacay Duleedka Balcad oo siikorortay

0
41

[14/04, 8:56 p.m.] Waxaa isa sootaraya Dhimashada Dadki Shacabka Ahaa Ee iyagoo Sooman Ay Xasuuqeen Kooxda Dhagar Qabayaasha Al shabaab kuwaas oo Dhawac Ahaan Loogu Kala Qaaday Cisbitaalada Waaweyn ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar

Dadki Dhawocood Loosoo Qaday Dhanka Muqdisho Ayaa Waxa Geeriyooday Labo Qof oo Kale Halka Labo Kalena Ay Kugeeriyoodeen Cisbitaalka Weyn Ee Jowhar Kuwaas oo Xitaa La Aqoonsan La yahay Meydadkooda Madaama Si Arxan Daran Ay Uxasuuqen Kooxaha Nabad Diidka Iyadoona Afartan Quf ee Dhawac Ahan ugu Geeriyooday Cisbitalada Magaalooyinka Muqdusho iyo Jowhar Ay Tirada Guud ee Dhimashada Kadhigeysaa 21 Qof oo Shacab Ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here