Xildhibaan Saadaq Muqtaar Cabdulle iyo Xildhibaan C/raxmaan Xasan Cali oo Kamid Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Ayaa Kulan Laqatay Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xseen
Kulanka y Xildhibaanada Laqaateen Madaxweyne Cali Guudlaawe Ayaa Waxa uu Ahaa Mid Ay Uga Mahad celinayeen MD Cali Guudlaawe Dadaalada Adage e Kubixiyay Dhismaha Wadada Xeriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo Si Habsami Leh usocda Dhismaha Wadada
Xildhibaanadan Ayaa Sheegay in Dhismaha Wadada in Ahmiyad Weyn Ay Uleedahay Shacabka Kunool Hirshabeele islamarkana Hirshabeele Hormar Lataaban Karo Ay Gaareyso
Dhisamaha Wadada Xeriisa Muqdisho iyo jowhar Ayaa Bilowday Todobaadyadii Lasoo Dhaafay iyadoona meel wanaagsan uu Marayo shaqada Dhismahana Si Habsami Leh y Usocoto