“SAWIRRO” Dowladda oo bilowday dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

0
335

 

 

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Waddada  isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, kaasi oo dib u dhis casri ah lagu sameynayo, isla markaana la saarayo laami.

Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda ay ugu jirto dib u habeynta iyo casriyeynta waddooyinka ka baxa caasimadda.

Ciidamada sida gaarka ha u tababaran ee Haramcad ayaa sugaya amniga waddada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ee Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here