Wasiir Dubbe Dowlada waxaa ka go’an ka mira dhalinta kulamada Wadatashiga Afisiyooni

0
370

 

 

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay, kuna dadaalayso sidii uu u mira dhali lahaa kulamada wadatashiga ah ee  u socda dawladda iyo dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaal ka.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cisman Dubbe ayaa SONNA u sheegay in Xukuumadda rajo badan ka qabto in kulamadu ku soo dhamaadaan natiijo wanaagsan iyo wadajir u fulinta heshiiskii 17kii September.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here