R/W; Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Musharrax Xuseen Caydiid

0
414

 

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ahna Musharrax Madaxweyne Xuseen Maxamed faarax {Caydiid} oo ay ka wada hadleen qabsoomidda doorasho nabdoon oo daah furan, ilaalinta dowladnimada, xasilloonida iyo Nabadda dalka. Ra’iisul wasaare rooble aya musharax xuseen ceydiid u sheegay in dhamaan musharixiinta uu u furan yahay xafiiskiisa gacmo furanna kuso dhaweynaayo

Kulanka ayaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here