Uruurka Wacyi-gelinta Bulshada Hiiraan oo maanta beledweyne ka daah-fuuray barnamijka afurinta dadka danta yar

0
334

 

 

Ururka wacyi-gelinta bulshada hiiraan aya manta daahfuray barnaamijka afurinta dadka danyarta ah ee bisha barakeysan ee ramadaan xafladan Daah-furka barnamijkan aya waxaa ka qeyb gashay  Duqa magaalada  beledweyne Nadar Tabaax maalin iyadda oo bogaadisay howshanwanaagsan  ay uruurka soo  Wadeenmudadii  sadexda  sano ee laso Dhaafay iyadda oo sanadkaan uu  yahay sanaadki afarad oo ay afurin u sameeyaan qoysaska danta yar. ee walaalahood ah

Cabdirashid  Faraax Cabdi guddomiyaha ururka Wacyi-gelinta bulshada hiiraan oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in ururkooda oo kaashanaayo khayr-doon iyo hicmado organization ay sanadkan si;  wadda jir ah u wadda sameyn Doonaan howsha Afurinta.

Waxa Goobta  lagu guddoonsiiyay qoysaski  dan yarta ahaa  kaararki ay uga qeyb gali lahaayeen howsha afuriinta ah ee laga Daahfuray magaalada bald-weyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here