Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay tiradii ugu dambeysay ee uu haleelay cudurka Karoonaha oo Soomaaliya oo kasii baahaya.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1176
o Laga Helay: 160
o Somaliland: 70
o Puntland: 60
o Jubbaland: 9
o Banadir: 8
o Hirshabelle: 7
o Konfurgalbeed: 4
o Galmudug: 2
o Lab: 108
o Dhedig: 52
o Dhimasho: 11 (Somliland:6, Puntland:3, Banadir:2)
o Bogsashada: 65
Tirada Guud ee Laga Helay: 11,783
Bogsashada Guud: 4,967
Dhimashada Guud: 557