Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay bulshada Caasimada Muqdisho

0
40

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye ayaa maanta gelinka dambe Hotel Jasiira waqti kula qaatay qaar ka mid ah bulshada caasimadda Muqdisho iyo Siyaasiyiin.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Muqdisho u jooga ka qeyb galka Shirka Wadatashiga ee arrimaha Doorashooyinka iyo sidii xal waara loogu heli lahaa Doorashada Dalka.

Kulanka oo ahaa xog wareysi ayaa ku soo idlaaday guul.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here