Maamulka Jubbaland oo shaaciyay waqtiga uu bilaabanayo imtaxaanka Shahaadiga ah ee Fasal 8-aad

0
310

 

 

.

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Khamiis ah  shaacisay xilliga uu bilaaban doono imtaxaanka shahaadiga ah ee Fasal 8-aad.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in ardeyda la doonayo inay u diyaar garoobaan imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad, kaas oo bilaabanaya 05/06/2021 kuna egyahay 08/06/2021.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad gobaleedka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here