Taliyaha ciidanka dhulka XDS oo kormeeray taliska Gor-gor

0
409

 

 

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa galabta kormeeray taliska guutada Gor-gor ee xero damaanyo.

Taliyaha ayaa ku soo wareegay qeybaha ay ka koobantahay xerada, isla markaana warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka, waxaana uu kula dar daarmay inay u diyaar garoobaan howlaha Qaran ee horyaala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here