Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa shaqo joojin ku sameeyay illaa 15 Xildhibaan oo lagu eedeeyay inay is hortaageen kulankii maanta.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in Xildhibaannada laga joojiyay ka qeyb galka illaa shan fadhi.
Akhriso Magacyada