Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Caabudwaaq

0
496

 

 

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta gelinka dambe gaarey magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne ku-xigeenka oo ka soo anbabaxay Cadaado ayaa waxaa Caabudwaaq ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Caabudwaaq, Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here