Taliska booliiska oo beeniyay in ciidamo cusub la geeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade

0
350

 

 

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Iyadoo ay soo baxayeen warar sheegaya in garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho la geeyay Ciidamo ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Taliska ciidanka booliska Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in aysan jirin Ciidamo la geeyay Garoonka Aadan Cabdulle Cismaan (Aaadan Cadde).

 

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here