Shaqo joojin lagu sameeyay Wasiir iyo Agaasime Guud oo ka tirsan Maamulka Puntland

0
443

 

 

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Wasiirka Kalluumaysiga Maamulkaasi Puntland Maxamuud Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Cabdirasaaq Jaamac. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in shaqo joojintan ay timid kadib markii Wasiirka Kalluumaysiga Maamulkaasi Puntland Maxamuud Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee

Wasaaradaasi Cabdirasaaq Jaamac ay doraad ku dhex dagaalameen Wasaaradda gudaheeda.

Halkan hoose ka aqriso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here