Qarax la sheegay in uu noociso ahaa miino ayaa lala beegsaday Gudoomiyaha degmada Hodan Cabdixakiin Dhagajuun xilli uu marayay Qarax 21 October Xaafadda Afisyooni.
Labo ka mid ah Askarta Gudoomiyaha ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxa, waxaana sidoo kale wararka qaar ay sheegayaan in uu dhaawac yahay gudoomiyaha degmada.
Ciidanka Ammaanka ayaa gaaray goobta, waxaana halkaasi yaalla gaarigii gudoomiyaha oo goobta ku burburay.