Deegano Katirsan Degmada Balcad oo Soo Gaaray Ayax Iyo Dadka Deegaanka oo Walaac Kamuujiyay

0
521

Qaar Kamid Ah Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Balcad Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Ayaa Waxaa Shalay Ilaa Iyo Maanta Aaad Ugu Soo Qulqulaayay Ayax Farabadan oo Inta Badana Gobalada Dalka Uu Kasoo Baabi’iyay Dalagyadii Kubeernaa Beeraha iyo Guud Ahaan Dhirta

Dadka Kudhaqan Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Ayaa Walaac Kamuujiyay Xaaladan Adag Ee Lasoo Deristay Iyagoona Alle Ugabaryay In Musiibadan Uu Kakorqaado Iyagoona DFS Iyo Dhamaan Hay’adaha Kushaqada Leh Ay Kacodsadeen In Ay Wax Kalaqabtaan Ayaxan Faraha Badan Islamarkaana Dhibaateenaya Dalagyada Yaryar Ee Kuyaala Beeraha Walow Inta Badan Dalagyadiina Ay Baa Bi’iyeen Fataahada Wabiga Shabeele U Kageystay Deeganada Hoosyimaada Degmada Balcad Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Iyo Roobabkii Mahiigaanka Ahaa ee Kada’ay Halkaasi

Deegaanadan Hoosyimaada Degmada Balcad Ee Gobalka Shabeelaha Islamarkaana Ay Lasoo Diristay Xaladan Ayaa Waxaa Kamid Ah Muryaale Deegaanleey Dameerow Xayaale Iyo Tuulooyin Kale Kuwaa oo Dadka Kunoolna Ay Ay Horay Ula Daalaa Dhacay Fatahaada Wabiga Shabeele iyo Roobka Deyrta Ah Ee Kada’ayay Deegaanadaasi Iyadoona Iminkana uu Gaaray Ayax Farabadan

Nabadoon Maxamed Abshir Nuur Kabaqoray oo Wareysi Siinayay Warbaahinta Radio Balcad Ayaa Waxa Uu Dhamaan Umada Muslimiinta Gaar Ahaan Culumo Awdiinka Ugu Baaqay In Bulshada U Hogaamiyaan Isosoobax Salaad Suno Ah Lagu Dukanayo Rabina Lagaga Baryaayo Inuu Naga Dulqaado Masiibadan Islasoo Wada Daristay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here