Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmada Beled-Xaawo

0
446

 

Maamulka gobolka Gedo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Beled-xaawo ee Gobokaas, iyada oo guddoomiye Cusub loo Magacaabay degmadaasi Beled-Xaawo.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha  gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimo ayaa xilkii looga qaaday gudoomiyihi degmada Beled-Xaawo Ahmed Barre Sheekh, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdirashiid Cabdi Caroog oo noqday gudoomiyaha cusub ee degmada Beled-Xaawo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here