Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Muqdisho kula kulmay Safiirada Nordic ee Soomaaliya

0
164

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka ah ee Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordic u jooga Soomaaliya, isaga oo kala hadlay Arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada Soomaaliya.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Doorashooyinka, Horumarinta Dhaqaalaha, Dowlad-wanaagga, Cadaaladda iyo nabad dhisidda Soomaaliya.

Dalalka la isku yiraahdo Nordic oo aad u farabadan ayaa waxaa ugu caansan dalalka, Sweden, Norway, Denmark, Finland iyo  Iceland, waxaana kamid yihiin wadamada taageerada weyn siiya Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here