Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday

0
217

Qaar ka mid ah dhagxaanta la dhigey magaalada Muqdisho ayaa laga qaaday iyadoo dadka ku noolaa xaafadaha laga qaaday dhagxaanta ay soo dhoweeyeen.

Goobaha dhagxaanta laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah, Isgoysyada, Tarabuunka, Sheekh Cali Suufi, Digfeer oo dhamaantood ka tirsan degmada Hodan.

Qaadista dhagxaanta ayaa la sheegay in ay ku timid amar uu bixiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Rooble.

Inta badan wadooyinka Muqdisho ayaa la dhigey dhagxaan muddo laga joogo labo sano iyadoo jidcadayaasha ah iyo inta badan Isgoysyada wallow weli dhagxaanta ay yaalaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here