(DAAWO)M/Weyne Farmaajo ‘Wey Dhamaatay Xiligii Dadka Soomaaliyeed Lagu Hogaamin Jiray Si Qasab Ah”

Madaxweynaha jumhuuriyada federlka soomaaliy mudane maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa qudbad dhinacyo madan tabaneysey kajeediyay furitaankii kala fadhigii 6aad ee barlamaaka federalka somaliya Uu kaga kaga hadlay wax qabadka dowlada somaliya sida amniga dhaqaalaha siyaasada dibada

Madaxweyne farmajo oo soo hadal qaaday khilaafyada kadhax jira mamul goboleedyada iyo dowlada federalka

Madaxweynaha dowlada federalka somaliya ayaa hadal kiisa kusheegay in ay dhamaatay xiligii dadka somaliyeed si qasab ah lagu hogaamin jiray

Halkan hooso ka daawo

 

%d bloggers like this: