(Dhageeyso+Sawirro) Qaabkii Canug Yar oo Loogu Xaday Isbitaalka SOS Ee Muqdisho

Hooyo Xaawo Maxamed Maxamud oo ah hooyada dhashay wiilka la xaday aabahiis ayaa warbaahinta u faah faahisay qaabka looga xaday Canuga ay ayeeyada u tahay oo xalay maqribkii lagu xaday isbitaalka SOS ee Magaalada Muqdisho,

Canugan oo wiil ahaa ayaa dhalnaa 24-saacadood, iyadoo uu khamiistii ku dhashay isbitaalka, isla markaana shalay jimcihii laga xaday isbitaalka, xilligii Salaadii maqribka

 

%d bloggers like this: