Dagaal Xogan oo Saakay ka Socda Gobolka Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal culus uu ka socdo degaanka Kaxandhaale, waxaana halkaasi ku dagaallamaya Maleeshiyo beleedyo.

Dagaalka ayaa bilowday Saakay , waxaana ilaa iyo hadda socda dagaal xooggan oo u dhaxeeyo labo Maleeshiyo beeleed.

Waxaa jira Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dagaalka ka dhashay sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka.

Waxii Warar ku Soo Kordho kala Soco

Xafiiska Shabakada Allbalcad.com

Muqdisho Somalia

Allbalcadonline@gmail.com

%d bloggers like this: