SAWIRRO:- Ciidamadda Kumaandooska Danab iyo Kuwa Maamulka Jubbaland oo Howgal ka sameeyey Gobalka Jubbadda Hoose

0
74
Wararka Ka Imaanaya Gobalka Jubadda Hoose ayaa Sheegaya in Ciidamadda Kumandooska ee Ururka 5-aad ee Danab iyo Kuwa Maamulka Jubaddaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Lagu Magacaabo Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada hoose ay ku dileen afar Xubnood oo Al Shabaab ka oo ka tirsanaa Isla Markaana Ciidamadda Danab ay halkaasi ku gubeen gaari ay lahaayeen Ururka Al Shabaab.
Howlgalkan ayaa waxa uu qayb ka ahaa duqeyn dhinaca Cirka ah oo ay ku taageerayeen Saaxiibada Caalamiga ah gaar ahaan Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here