AKHRISSO:- Xafiiska Hantidhowraha Qaranka ee Dowladda Soomaaliya oo dib u soo celisay Gawaari la xaday By Balcad News - May 25, 2023 0 14 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku guulaystay dib u celinta 5 gaari oo horay uga maqnaa gacanta hay’adaha Dowladda. Wadarta guud ee gaadiidka dhawaan la wareejiyay ayaa ah 15 gaari. Share this:TwitterFacebookLike this:Like Loading...