Ku-Simaha Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federalka Soomaliya ahna Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda H:E Xildhibaan Cabdikarim Abdow Xaydar, oo uu wahelinayey Wasiir kuxigeenka, Wasaaradda Amb Ahmed jama Omar, Mareeyaha Hay”adda Duulista Rayidka Somaliyeed Ahmed moalim Hassan ayaa kormeer shaqo ku sameeyey Garoonka Diyaaradaha aden Cadde Airport, oo Mihiimad Gaara uleh Dalkeenna Madaama uu yahay Muraayadii Dalkeenna.
” Wasaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ayaa iska saaraysa Masuuliyad Gaar ah Abdihakim Xaydar kusimaha Wasiirka, iyo maduuliyiinta kale socod dheer ku mareen Haanwayga Ama dhabaha Diyaaraduhu ku dagaan kana duulaan.
“Ujeedada kormeerkuna yahay sidii loo sii hormarin lahaa qaybaha Garoonku ka kooban yahay oo ay ugu horayso Tan dhabaha Diyaaradaha waxayna sheegeen Wasiiradu in ay qorshe cad ka leedahay Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawadu mar kasta ilaalinta bilicda iyo in dhamaan laga hortago wax kasta oo dhibaato u keeni kara shaqada Garoonka Caalamiga ah Ee Adden Cadde international Airport.
Waxayna taasi dhalisay in uu noqdo Garoonka adan cade mid bilicdiisu iyo Amnigiisuba yahay mid laga gaashaantay Khatar kasta oo ku iman karta alle ka sakow.:Kusimaha Wasiiraka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federalka Soomaliya ahna Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda H:E Xildhibaan Cabdikarim Abdow Xaydar, oo uu wahelinayey Wasiir kuxigeenka, Wasaaradda Amb Ahmed jama Omar, Mareeyaha Hay”adda Duulista Rayidka Somaliyeed Ahmed moalim Hassan ayaa kormeer shaqo ku sameeyey Garoonka Diyaaradaha aden Cadde Airport, oo Mihiimad Gaara uleh Dalkeenna Madaama uu yahay Muraayadii Dalkeenna.
” Wasaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ayaa iska saaraysa Masuuliyad Gaar ah Abdihakim Xaydar kusimaha Wasiirka, iyo maduuliyiinta kale socod dheer ku mareen Haanwayga Ama dhabaha Diyaaraduhu ku dagaan kana duulaan.
“Ujeedada kormeerkuna yahay sidii loo sii hormarin lahaa qaybaha Garoonku ka kooban yahay oo ay ugu horayso Tan dhabaha Diyaaradaha waxayna sheegeen Wasiiradu in ay qorshe cad ka leedahay Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawadu mar kasta ilaalinta bilicda iyo in dhamaan laga hortago wax kasta oo dhibaato u keeni kara shaqada Garoonka Caalamiga ah Ee Adden Cadde international Airport.
Waxayna taasi dhalisay in uu noqdo Garoonka adan cade mid bilicdiisu iyo Amnigiisuba yahay mid laga gaashaantay Khatar kasta oo ku iman karta alle ka sakow.


