SAWIRRO:- Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo Dhaweeyey Deegaanka Ceel-daahir ee Gobalka Bari

0
25

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay deegaanka Ceel-daahir ee Gobolka Bari, Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay Maamulka deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada deegaanka Ceel-daahir.

Waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Safarka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Baro, Kan Degmada Carmo iyo Saraakiil Madaxtooyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here