SAWIRRO:- Guddoomiyaha Gobalka Sh/Dhexe oo Dhagax Dgigay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle

0
27

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Mudane Axmed Meyre Makaraan iyo Gudoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamanka Maamulka Hirshabeelle ahna Ku-Simaha Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Mahad Xasan Cusman iyo Wasiirka Cafimaadka Hirshabelle Mudane Mohamed Khaliif ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Xarunta Dhexe ee Wasaarada Cafimaadka Hirshabelle oo laga hirgalinayo Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle

Gudoomiyaha ayaa sheegay in muhiim tahay dhismaha xarunta Wasaarada loona baahanyahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo hirgaliyo

Dhagax dhiga ayaa sido kale waxaa goob joog ahaa Wasiirudowlaha Wasaarada Cafimaad Hirshabelle iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here