Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo magacaabay Wasaarad Cusub

0
64

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi ( Cirro) u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga isagoo sidoo kale Mudane Axmed Maxamed Tuuryare u Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here