Guddiga Doorashada Jubbaland oo badalay Jadwalkii ay horey u shaaciyeen

0
78

 

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaaciyey in sixid lagu sameeyey jadwalkii hore ee shaacinta guddiga xulista ergada kuraasta lixda ah ee la shaaciyey jadwalkooda goor dhaweeyd.

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa shaaciyey in bulshada Soomaaliyeed ay ogeysiinayaan isbadalkaan cusub.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here