Diiwaangelinta Guddiga Soo xulista Ergada labo Kursi oo laga bilaabay Magaalada Muqdisho

0
44

 

 

Waxaa magaalad Muqdisho laga bilaabay maanta diiwaangelinta ergada soo xulistakuraasta tirsigoodu yahay HOP#262 iyo HOP#229 iyadoo uu jiro khilaaf soo kala dhex galay guddiga doorashada SEIT ee gobolada Waqooyi. Guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa hore u shaaciyay qabashada doorashada qaar kamid ah kuraasta golaha shacabka, waxaana kuraastan u tartami doona musharaxiin kala duwan. Waxaa soo baxaya khilaaf ka dhex jira qaabka doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi iyadoo ay u muuqata in ay dhici karto in labo garab u kala jabaan guddiga doorashooyinka Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here