Ra’iisul Wasaare Rooble oo xeebta Liido waqti kula qaatay shacabka Muqdisho (SAWIRRO)

0
57

 

 

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay, waxa uuna bulshada ku boorriyay in ay qeyb ka qaataan nabadda iyo xasilloonida caasimadda iyo guud ahaan dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here