Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Beyle

0
57

 

 

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Federaalka ah oo uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, kuwaas oo u yimid u kuur galidda xaalada abaaraha ee ka jira Jubbaland.

Sidoo kale wafdiga ayaa waxay deeq kala duwan oo ka kooban qalab Caafimaad ku wareejiyeen Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland, si wax loogu qabto dadku uu saameeyay abaaraha..

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here